qasarah iyo dhibka ay ledahay guurka bur bura !
waxan manat halkan kagag hadli dona dhawar nuxur oo ku sabsan dhibtad ay ledahay qoyska bur bura ama se si kale hanm udhigne qasaraha ay kento walidka kala tag iyo sodoo kale dayacd uu ilmuhu la kulmo maraks
si aynu taas usharaxno waxan inoo so qabn dona sheeko yar oo qisaded iyo xanunkeda wadat midas oo an anigu goob joog u ahan midas oo ahayd sidan oo kale
waxa jirey wiil yar oo magaciisa la yidhahdo iid ., iid waxa uu aha wiil yar oo ay hooyadi iyo abbihi kala tagen waxa soo korisey ayaydii abbo oo ahayd mid ad iyo aad uga taxdirtay heer uu iyad hooyo ka dhigto si fiicna ubarbarisey sidiii ubadkeda oo kale hayeshe bina adnkuba bar xun ma ad lahan bar wangsan mawad jogne waxa uu marwalab la kulmi jiriye in dadk la joga iyo kuwa dariska ahiba ay dhana wa lagu tuuraya hooyadn way ku nacday wakhtigas waxa uu joogay guriga ayay dii midas oo uu ka aha wiil koodi oo kale hayeshee bulshad lanoliba midas bay dhagah ugu ridi jiren
kasoo gudub oo marak uu uyimdo hooyadin tii tu ka daran baba haysata all ayeyeo wangsanyd bu dhihi jirya hooyadi qoys kale ayay iska yeltay wax uu kala kulmi jirya tacdiyo fato badn midas oo ahyd in ay rabin inuu wuilksi sii jogo guriga iyad oo kaliyat mahane xata ayaydii hooyo bab dhihi jirtay war mad gurigii abaha adid
intasb so dhaf malin ma;lmah kamid ah ba wax dhacdey inuu goor duhur ah kaso baxo tuuladi uu tadan ee uu ayaydi la jooay sona gadhey magald si uu u yimad gurigii ayaydii hayeshe waxa uu yimd goor casr ah maraks ba waxa uu qaracay gurigii hooyadi waba iydi oo ku leh war manan ku odhan kuma hayn karo ax ax ax
sidi bun ugu noqdey migii maxa yely abihin wab uu ka cabsoonya oo ma hor istagi karo xiili ay sacdu marayso 11 kii habenimo ayuu gadhey gurigii ayaydi oo tuladi ku yalay ilahay un ban bad badiyayae wax walab wa miyo way dhici karan
intaas oyo in kaleba qoysku kuma wangsan kala taga iyo bur burka cuqdad uu ilmuhu ku koro iyo sido kale dhibkas ay ledahay waxayabah uu ilamahsi wayay na wax ka mid ah
waxbarsho la aan
akhlaqd la aan
naxriis la aan
iyo hab dhaqan kiis oo noqda mid goni socod ha iyo daryel lan
Comments
Post a Comment