Tarabiyad caruurta :side loo tarabiyadeyda caruurta?

 

Waxan raban inan manata ka hadlano tarabiyad caruurta inag oo og in ay sabab unoqonyan walidka dhalay caruurta in ay tarabiyad wangsandan iyo in ay xumaadan

Waxa kale oon oganahay in tarabuiyada wanagsan ilmuhuu ka dhaxalo walidkisa midas oo xata akhiro la waydinto  ilamahag maxad dinta u bari waydey maxd se utarabiyadeyn wayde

Qayaba badn oo walidiinta manat ka mid ahi intas kuma wangsan midas ba waxa ay sababtay in aya caruur  badni kabaxan xadka nkuwas oo ka lita tarabiyad  waxan sababt qadya wa  walidka

Si ayanu cilads u xalino wa in la hela walid abbo iyo hooyo iyagu dhisan akhalqda ahan iyo diin ahanab midasn waxa ay naga cawinysa inan helno ubad qurxoon oo akhlaqda ahan iyo din ahanab dhisan tasin wa dhismaha qoyska mida ugu muhiimsan


Waxa kale oo loo bahan yahay in walidku taragad ka dhigto sidii uu ilamihisa utarabiaydeyn laha midasn wa muhiim oo hadii uu walidkasi kalaiyata ka fikiro waxa uu ilmihisu cuni laha waxa uu ilawaya tarabiyadisi iyo waxabarshadi sii sidas si lamid ah wa in walidku inta uu ku dadlayo inuu waxa cun ubadkisu in ka badn wa inuu ku  fikira tarabiyadisa mida ban anafacaysa

 

Mahdsnidin magaceyga waa

Maxamed ahmed mawliid

Comments

Popular posts from this blog

Qurxda nolsha guurka