Qurxda nolsha guurka
Qurxda
nolsha guurka
Waxan dhamanten oganahay qiimah iyo
magatabad ay diinta islamku gadhsisay guurka yahayna halka kaliyata ee lagag
bad badi karo cadhad ilahay taaso ku timada sinad iyo
waxayabah la halamam .
Waxa
kale oon oganahay in guurka xalash ahi ka dawo yahay masibooyin kal ah faqariga
iwm
Sido
kale guurka xalsha ah ba ah wadad kaliyat ee qofka bina adanka ahi anu ka marmi
Karin gabdh iyo wiil kuu doono ha ahade
wan darenka kaliyat een qofna qofka kale lanti anu Nolan Karin hadii ay
dhacadan uu xumna qarka u saran yahay
Soomali
ayaa hore ugu mah mahdey abaar ka guur am aka guurso wan hadl dhaxal galay kaso
ilaa iyo wakhtigii subanheni muxmamed la laha scw
Nabigu
scw wax uu xadiis saxix ah ku dhahay qofkii abooda guurow guurso.kii an
abodinowna soon
Hadlkasan
waxan ka qadan karan in uu guurku yahay mesha kaliyat ee laysku racay inuu
yahay janda aduunka tala marakd hesho qof ku rali galiya adin ad rali galiso
dhismah qoyskun halaks buu ku hagaga
Sidas
si leeg guurkasalan ma waro ee waxa jira qarkood burbur ku danbeya waxayabo badn oo sabab ay igyn jira oo ay ka
mid yihiin
1:qofka
oon doorsha sax ah samyn marak hore ee nolsha hasawaha
Tasin
waxa ay sabbata in ninku gabdh ku doorta qabked ee usan ku dooran
qofnimaded
Tusale
gabdh qurx badn balse an gari ahayn ama gabdhu ku dorto wiilka shaxshaxdiisa ee
anay ku dooran masuulaydiisa
Comments
Post a Comment