Posts

Tarabiyad caruurta :side loo tarabiyadeyda caruurta?

Image
  Waxan raban inan manata ka hadlano tarabiyad caruurta inag oo og in ay sabab unoqonyan walidka dhalay caruurta in ay tarabiyad wangsandan iyo in ay xumaadan Waxa kale oon oganahay in tarabuiyada wanagsan ilmuhuu ka dhaxalo walidkisa midas oo xata akhiro la waydinto   ilamahag maxad dinta u bari waydey maxd se utarabiyadeyn wayde Qayaba badn oo walidiinta manat ka mid ahi intas kuma wangsan midas ba waxa ay sababtay in aya caruur   badni kabaxan xadka nkuwas oo ka lita tarabiyad   waxan sababt qadya wa   walidka Si ayanu cilads u xalino wa in la hela walid abbo iyo hooyo iyagu dhisan akhalqda ahan iyo diin ahanab midasn waxa ay naga cawinysa inan helno ubad qurxoon oo akhlaqda ahan iyo din ahanab dhisan tasin wa dhismaha qoyska mida ugu muhiimsan Waxa kale oo loo bahan yahay in walidku taragad ka dhigto sidii uu ilamihisa utarabiaydeyn laha midasn wa muhiim oo hadii uu walidkasi kalaiyata ka fikiro waxa uu ilmihisu cuni laha waxa uu ilawaya tarabiyadis...

qasarah iyo dhibka ay ledahay guurka bur bura !

Image
 waxan manat halkan kagag hadli dona dhawar nuxur oo ku sabsan dhibtad ay ledahay qoyska bur bura ama se si kale hanm udhigne qasaraha ay kento walidka kala tag iyo sodoo kale dayacd uu ilmuhu la kulmo marak s  si aynu taas usharaxno waxan inoo so qabn dona sheeko yar oo qisaded iyo xanunkeda wadat midas oo an anigu goob joog u ahan midas oo ahayd sidan oo kale  waxa jirey wiil yar oo magaciisa la yidhahdo iid ., iid waxa uu aha wiil yar oo ay hooyadi iyo abbihi kala tagen waxa soo korisey ayaydii abbo oo ahayd mid ad iyo aad uga taxdirtay heer uu iyad hooyo ka dhigto si fiicna ubarbarisey sidiii ubadkeda oo kale hayeshe bina adnkuba bar xun ma ad lahan bar wangsan mawad jogne waxa uu marwalab la kulmi jiriye in dadk la joga iyo kuwa dariska ahiba ay dhana wa lagu tuuraya hooyadn way ku nacday wakhtigas waxa uu joogay guriga ayay dii midas oo uu ka aha wiil koodi oo kale  hayeshee bulshad lanoliba midas bay dhagah ugu ridi jiren  kasoo gudub oo marak uu uyimdo h...

Qurxda nolsha guurka

  Qurxda nolsha guurka Waxan dhamanten oganahay qiimah iyo magatabad ay diinta islamku gadhsisay guurka yahayna halka kaliyata ee lagag bad badi karo  cadhad ilahay taaso ku timada sinad iyo waxayabah la halamam .   Waxa kale oon oganahay in guurka xalash ahi ka dawo yahay masibooyin kal ah faqariga iwm Sido kale guurka xalsha ah ba ah wadad kaliyat ee qofka bina adanka ahi anu ka marmi Karin gabdh iyo wiil kuu doono ha ahade   wan darenka kaliyat een qofna qofka kale lanti anu Nolan Karin hadii ay dhacadan uu xumna qarka u saran yahay   Soomali ayaa hore ugu mah mahdey abaar ka guur am aka guurso wan hadl dhaxal galay kaso ilaa iyo wakhtigii subanheni muxmamed la laha scw   Nabigu scw wax uu xadiis saxix ah ku dhahay qofkii abooda guurow guurso.kii an abodinowna soon Hadlkasan waxan ka qadan karan in uu guurku yahay mesha kaliyat ee laysku racay inuu yahay janda aduunka tala marakd hesho qof ku rali galiya adin ad rali galiso dhismah qoys...